Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 3:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo naagtii kalena waxay tidhi, Saas ma aha, laakiinse kan noolu waa wiilkaygii, kan dhintayna waa wiilkaagii. Iyaduna waxay tidhi, Maya ee kan dhintay waa wiilkaagii, kan nooluna waa wiilkaygii. Oo sidaasay boqorka hortiisii ugu hadleen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 3

arki Boqorradii Kowaad 3:22 macnaha guud