Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 22:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii dalka Israa'iil soo wada ururiyey nebiyadii oo ahaa in ku dhow afar boqol oo nin, oo wuxuu ku yidhi, Raamod Gilecaad dagaal ma u tagaa mise waan iska daayaa? Oo iyana waxay ku yidhaahdeen, Tag, waayo, Sayidku wuxuu iyada soo gelin doonaa gacantaada, boqorow.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 22

arki Boqorradii Kowaad 22:6 macnaha guud