Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 22:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii dalka Israa'iil wuxuu Yehooshaafaad ku yidhi, Anigu waan ismidab qarinayaa, oo dagaalkaan dhex gelayaa; laakiinse adigu dharkaaga xidho. Oo boqorkii dalka Israa'iil wuu ismidab qariyey oo dagaalkuu dhex galay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 22

arki Boqorradii Kowaad 22:30 macnaha guud