Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 22:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wargeeyskii Miikayhuu loo diray inuu u soo yeedho wuu la hadlay oo ku yidhi, Bal eeg, nebiyadii war wanaagsan bay u sheegeen boqorkii, oo isku af bay ku wada hadleen. Haddaba waxaan kaa baryayaa in eraygaagu la mid noqdo eraygooda, oo adigu wax wanaagsan ku hadal.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 22

arki Boqorradii Kowaad 22:13 macnaha guud