Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 20:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii dalka Israa'iil u soo yeedhay odayaashii dalka oo dhan, oo wuxuu ku yidhi, Waan idin baryayaaye, bal eega oo ogaada sida ninkanu iiga belaayo doonayo, waayo, wuxuu u soo cid dirsaday naagahayga iyo carruurtayda, iyo lacagtayda, iyo dahabkayga, oo anna uma aanan diidin.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 20

arki Boqorradii Kowaad 20:7 macnaha guud