Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 20:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, nebi baa u soo dhowaaday boqorkii dalka Israa'iil oo Axaab ahaa, oo wuxuu ku yidhi, War Rabbigu wuxuu leeyahay, Dadkan faraha badan oo dhan ma aragtay? Bal ogow, kulligood adigaan maanta kuu soo gacangelinayaa, oo markaasaad ogaan doontaa inaan anigu ahay Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 20

arki Boqorradii Kowaad 20:13 macnaha guud