Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 2:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiguna dhiiggiisa wuxuu ku celin doonaa madaxiisa, maxaa yeelay, wuxuu dilay laba nin oo isaga ka xaq badan oo ka wanaagsan, seef buuna ku dilay, aabbahay Daa'uudna taas waxba kama ogayn, oo kuwaasuna waxay ahaayeen Abneer ina Neer oo sirkaal u ahaa ciidanka dalka Israa'iil, iyo Camaasaa ina Yeter oo sirkaal u ahaa ciidanka dalka Yahuudah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 2

arki Boqorradii Kowaad 2:32 macnaha guud