Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 2:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Waad og tahay inaan boqortooyada lahaa, oo ay dadkii dalka Israa'iil oo dhammu fiiro ii lahaayeen inaan boqor u noqdo, habase yeeshee boqortooyadii way rogmatay, oo waxaa yeeshay walaalkay, waayo, xagga Rabbiga buu ka helay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 2

arki Boqorradii Kowaad 2:15 macnaha guud