Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 19:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu wax fiiriyey oo wuxuu arkay kibis dhuxul lagu dubay iyo kusad biyo ah oo madaxiisa yaal. Markaasuu wax cunay oo wax cabbay oo haddana wuu iska jiifsaday.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 19

arki Boqorradii Kowaad 19:6 macnaha guud