Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 19:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed halkaas wuu ka tegey, oo wuxuu helay Eliishaa ina Shaafaad oo beer ku qodaya laba iyo toban qindi oo dibi ah ee ka horreeya isaga, oo isna wuxuu la jiray kii laba iyo tobnaad; markaasaa Eliiyaah isagii u soo gudbay oo go'iisii ayuu ku dul tuuray.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 19

arki Boqorradii Kowaad 19:19 macnaha guud