Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 19:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu Eliiyaah taas maqlay, ayuu go'iisii wejiga ku duudduubtay oo dibadda u baxay, oo wuxuu istaagay meeshii godka laga soo geliyey. Oo bal eeg, markaasaa waxaa isagii u yimid cod leh, Eliiyaah, maxaad halkan ka samaynaysaa?

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 19

arki Boqorradii Kowaad 19:13 macnaha guud