Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 18:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliiyaah wuxuu dadkii oo dhan ku yidhi, Haddaba ii soo dhowaada; kolkaasaa dadkii oo dhammu u soo dhowaadeen, dabadeedna meeshii allabariga ee Rabbiga ee la dumiyey ayuu hagaajiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 18

arki Boqorradii Kowaad 18:30 macnaha guud