Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 18:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu u jawaabay, oo ku yidhi, Anigu dadkii Israa'iil ma aanan dhibin, laakiinse waxaa dhibay adiga iyo reerka aabbahaa, waayo, waxaad ka tagteen amarradii Rabbiga, oo weliba waxaad raacday Bacaliim.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 18

arki Boqorradii Kowaad 18:18 macnaha guud