Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 18:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo wakhti dheer dabadiis waxay noqotay in sannaddii saddexaad eraygii Rabbigu Eliiyaah u yimid oo uu ku yidhi, Tag oo Axaab istus, oo anna roob baan dhulka ku soo daynayaa.

2. Markaasaa Eliiyaah wuxuu u tegey inuu Axaab istuso. Oo abaartuna aad bay ugu xumayd Samaariya.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 18