Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 17:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Eliiyaah oo ahaa reer Tishbii, oo ka mid ahaa kuwii Gilecaad degganaa ayaa Axaab ku yidhi, Waxaan Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil ee aan hortiisa taaganahay noloshiisa ugu dhaartay inaan dharab iyo roob midna sannadahan la arki doonin, sidaan leeyahay mooyaane.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 17

arki Boqorradii Kowaad 17:1 macnaha guud