Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 15:32-33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

32. Cimrigood oo dhan dagaal baa ka dhexeeyey Aasaa iyo Bacshaa oo boqor ka ahaa dalka Israa'iil.

33. Oo boqorkii dalka Yahuudah oo Aasaa ahaa sannaddiisii saddexaad ayaa Bacshaa ina Axiiyaah boqor dalka Israa'iil ugu noqday Tirsaah, oo wuxuu boqor ahaa afar iyo labaatan sannadood.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 15