Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 15:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aniga iyo adiga axdi baa inoo dhexeeya, oo aabbahay iyo aabbahaana wuu u dhexayn jiray; haddaba bal eeg, waxaan kuu soo diray hadiyad lacag iyo dahab ah, saas aawadeed tag oo jebi axdiga aad la leedahay boqorka dalka Israa'iil oo Bacshaa ah, ha iga tagee.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 15

arki Boqorradii Kowaad 15:19 macnaha guud