Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 14:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rexabcaamna wuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagula aasay awowayaashiis magaaladii Daa'uud; oo hooyadiis magaceeduna wuxuu ahaa Nacamaah tii reer Cammoon. Oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Abiiyaam.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 14

arki Boqorradii Kowaad 14:31 macnaha guud