Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 12:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo haddii dadkanu Yeruusaalem tagaan inay Rabbiga allabaryo ugu bixiyaan, de markaas qalbigoodu wuxuu u noqon doonaa sayidkoodii, kaasoo ah Rexabcaam ee boqor u ah reer Yahuudah, oo markaasay i dili doonaan, waxayna u noqon doonaan Rexabcaam ee ah boqorka reer Yahuudah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 12

arki Boqorradii Kowaad 12:27 macnaha guud