Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 12:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii Israa'iil oo dhammuna markay arkeen inaan boqorku dhegaysan ayaa dadkii waxay boqorkii ugu jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Bal maxaan qayb ku leennahay Daa'uud? Dhaxalna kuma lihin ina Yesay. Haddaba dadkii Israa'iilow, teendhooyinkiinnii taga. Oo Daa'uudow, bal eeg, reerkaagii waa kuu kaas. Markaasay dadkii Israa'iil tageen teendhooyinkoodii.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 12

arki Boqorradii Kowaad 12:16 macnaha guud