Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 11:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Sulaymaan wuxuu damcay inuu Yaaraabcaam dilo; laakiinse Yaaraabcaam wuu kacay, oo wuxuu u cararay dalka Masar, oo u tegey Shiishaq oo ahaa boqorkii Masar, oo tan iyo markii Sulaymaan geeriyooday ayuu dalka Masar iska joogay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 11

arki Boqorradii Kowaad 11:40 macnaha guud