Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 10:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu kaloo sameeyey saddex boqol oo gaashaan oo yaryar oo dahab la tumay ah, oo gaashaan yarba waxaa galay saddex mina oo dahab ah, markaasaa boqorku iyagii dhigay gurigii ku yiil kaynta Lubnaan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 10

arki Boqorradii Kowaad 10:17 macnaha guud