Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Adoniiyaah wuxuu ido iyo dibi iyo neefaf shishilis ku qalay meel u dhow dhagaxa Soxeled oo ku dhinac yaal Ceyn Rogeel, oo wuxuu u wada yeedhay walaalihiis ilmo boqor, iyo raggii reer Yahuudah oo boqorka addoommadiisa ahaa oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 1

arki Boqorradii Kowaad 1:9 macnaha guud