Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 7:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo Rabbigu wuxuu Nuux ku yidhi, Adiga iyo dadka gurigaaguba soo gala doonnida; waayo, waxaan arkay adigoo qarnigan xaq ku ah hortayda.

2. Xoolaha daahirka ah toddoba iyo toddoba ka qaad, ku lab iyo dhaddiggiis; xoolaha aan daahirka ahaynna laba ka qaad, ku lab iyo dhaddiggiis;

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 7