Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 50:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aabbahay baa i dhaariyey, oo wuxuu igu yidhi, Bal eeg, waan dhimanayaa ee waxaad igu aastaa qabrigaygii aan ka qotay dalka Kancaan. Haddaba waan ku baryayaaye, ii fasax inaan tago oo aan aabbahay soo aaso, oo haddana waan soo noqon doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 50

arki Bilowgii 50:5 macnaha guud