Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 47:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay Fircoon ku yidhaahdeen, Inaannu qariib ahaan dhulka u joogno ayaannu u nimid, waayo, adhiga addoommadaadu daaq ma haysto, maxaa yeelay, abaartu aad bay ugu xun tahay dalkii Kancaan; haddaba waxaannu kaa baryaynaa inaannu annagoo addoommadaada ah degno dalka Goshen.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 47

arki Bilowgii 47:4 macnaha guud