Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 47:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigii Israa'iil dhiman lahaana waa soo dhowaaday, markaasuu wiilkiisii Yuusuf u yeedhay, oo wuxuu ku yidhi, Haddaba haddii aad raalli iga tahay, waan ku baryayaaye, gacantaada bowdadayda hoos geli, oo si raxmad leh oo daacad ah igu la dhaqan. Haddaba waan ku baryayaaye, Masar ha igu aasin,

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 47

arki Bilowgii 47:29 macnaha guud