Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 46:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Israa'iil la guuray wixii uu haystay oo dhan, oo wuxuu yimid Bi'ir Shebac, oo halkaasuu Ilaaha aabbihiis Isxaaq allabaryo ugu bixiyey.

2. Markaasaa Ilaah riyooyinka habeenka kula hadlay Israa'iil oo wuxuu ku yidhi, Yacquubow, Yacquubow. Isna wuxuu yidhi, Waa i kan.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 46