Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 42:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yuusufna wuxuu ahaa taliyihii dalka, isaguna wuxuu ahaa kii wax ka iibin jiray dadka dalka oo dhan. Markaasay Yuusuf walaalihiis u yimaadeen isagii, oo intay u wada sujuudeen ayay wejiga dhulka wada saareen.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 42

arki Bilowgii 42:6 macnaha guud