Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 42:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Haddaba Yacquub wuxuu arkay in hadhuudh laga helo Masar, markaasuu Yacquub wiilashiisii ku yidhi, War maxaa midkiinba midka kale u fiirinayaa?

2. Oo wuxuu yidhi, Bal ogaada, waxaan maqlay in hadhuudh laga helo Masar. Bal xaggaas u dhaadhaca, oo halkaas wax inooga soo iibiya, inaynu noolaanno oo aynaan dhimanin.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 42