Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 41:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa sabuulladii xunxumaa waxay liqeen toddobadii sabuul oo buurbuurnayd oo iltirnayd. Markaasuu Fircoon toosay, oo wuxuu arkay inay riyo tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 41

arki Bilowgii 41:7 macnaha guud