Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 4:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qaabiilna wuxuu ku yidhi walaalkiis Haabiil, Ina keen, aynu duurka tagnee. Waxaana dhacday, markii ay duurka joogeen, in Qaabiil walaalkiis Haabiil ku kacay oo dilay isagii.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 4

arki Bilowgii 4:8 macnaha guud