Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 37:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanuna waa farcankii Yacquub. Yuusuf, isagoo jira toddoba iyo toban sannadood, ayuu idaha la daajinayay walaalihiis, wuxuuna ahaa wiil la jooga wiilashii Bilhah iyo Silfah oo ahaa naagihii aabbihiis. Markaasuu Yuusuf xaggooda war xun uga keenay aabbahood.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 37

arki Bilowgii 37:2 macnaha guud