Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 36:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ceesaw kaxaystay naagihiisii, iyo wiilashiisii iyo gabdhihiisii, iyo dadkii gurigiisa oo dhan, iyo lo'diisii, iyo xayawaankiisii oo dhan, iyo wixii uu lahaa oo dhan oo uu ku urursaday dalkii Kancaan; markaasuu tegey dal ka fog walaalkiis Yacquub.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 36

arki Bilowgii 36:6 macnaha guud