Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 36:41-43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

41. iyo ugaas Aaholiibaamah, iyo ugaas Eelaah, iyo ugaas Fiinon;

42. iyo ugaas Qenas, iyo ugaas Teemaan, iyo ugaas Mibsaar;

43. iyo ugaas Magdii'eel, iyo ugaas Ciiraam. Kuwanu waa ugaasyadii reer Edom sidii ay u degganaayeen dhulkii ay lahaayeen. Kanu waa Ceesaw oo ahaa reer Edom aabbahood.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 36