Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 34:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii saddexaad, markay dhaawaca wada ahaayeen, waxay noqotay in laba ka mid ahaa wiilashii Yacquub oo ahaa Simecoon iyo Laawi, Diinah walaalaheed, uu midkood kastaa seeftiisii qaatay, oo waxay yimaadeen magaaladii, iyagoo aan la ogayn, waxayna wada laayeen intii labka ahayd oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 34

arki Bilowgii 34:25 macnaha guud