Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 32:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu xoolihii u dhiibay gacantii addoommadiisa, iyadoo goosan waluba goonidiisa yahay; oo wuxuu addoommadiisii ku yidhi, Iga sii hor gudba, xoolahana goosan waluba goosanka kale cabbaar ha ka dambeeyo.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 32

arki Bilowgii 32:16 macnaha guud