Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 30:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaasuu wada soocay orgidii xariijimaha iyo barbaraha lahayd, iyo riyihii dhibicyada iyo barbaraha lahaa oo dhan, mid kasta oo caddaani ku jirto, iyo kuwa madmadow oo idaha ku jira oo dhan, oo wuxuu gacanta u geliyey wiilashiisii;

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 30

arki Bilowgii 30:35 macnaha guud