Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aadanna wuxuu ku yidhi, Codkii naagtaadaad maqashay oo waxaad wax ka cuntay geedkii aan kugu amray, anigoo leh, Waa inaadan waxba ka cunin, sidaas daraaddeed dhulku waa habaaran yahay adiga aawadaa; maalmaha cimrigaaga oo dhanna dhibaataad wax kaga cuni doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 3

arki Bilowgii 3:17 macnaha guud