Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 3:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiga Ilaah ahu wuxuu abeesadii ku yidhi, Waxan aad samaysay aawadiis waad ka habaaran tahay xoolaha oo dhan, iyo dugaag kasta oo duurka jooga; waxaanad ku socon doontaa boggaaga, ciid baanad cuni doontaa maalmaha cimrigaaga oo dhan:

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 3

arki Bilowgii 3:14 macnaha guud