Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba abeesadu way ugu khiyaano badnayd bahal kasta ee duurka jooga oo Rabbiga Ilaah ahu sameeyey. Oo waxay naagtii ku tidhi, Ilaah miyuu idinku yidhi, Waa inaydnaan waxba ka cunin geed kasta oo beerta ku yaal?

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 3

arki Bilowgii 3:1 macnaha guud