Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 27:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rebeqahna waxaa loo sheegay hadalkii wiilkeedii weynaa oo ahaa Ceesaw; markaasay intay u cid dirtay u yeedhay wiilkeedii yaraa oo ahaa Yacquub, oo waxay ku tidhi isagii, Bal eeg, walaalkaa Ceesaw wuxuu isku qalbi qabowjiyaa talajirka uu ku talo jiro inuu ku dilo.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 27

arki Bilowgii 27:42 macnaha guud