Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 21:33-34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

33. Ibraahimna geed buu Bi'ir Shebac ku beeray, oo halkaas buu ku ducaystay magaca Rabbiga Ilaaha daa'imka ah.

34. Ibraahimna maalmo badan ayuu dhulka reer Falastiin qariib ahaan ku degganaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 21