Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 19:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxayna yidhaahdeen, Dib u joogso. Oo waxay kaloo yidhaahdeen, Ninkanu socdaal buu ku yimid, oo wuxuu doonayaa inuu xaakin noqdo. Haatan wax daran baannu kugu samayn, intaannu iyaga ku samayn lahayn in ka sii daran. Markaasay si xun ninkii Luud ahaa u riixeen. Waxayna ugu soo dhowaadeen inay albaabka jebiyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 19

arki Bilowgii 19:9 macnaha guud