Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 19:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, anigoo addoonkaaga ah raalli baad iga ahayd, oo waad weynaysay naxariistaadii aad i tustay markii aad naftayda badbaadisay; aniguse buurta uma baxsan karo, waaba intaasoo shar i gaadhaa oo aan dhintaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 19

arki Bilowgii 19:19 macnaha guud