Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 19:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Luud dibadda u baxay, oo wuxuu la hadlay wiilashuu soddogga u ahaa, oo gabdhihiisa qabay, oo wuxuu ku yidhi, Kaca, oo ka soo baxa meeshan; waayo, Rabbigu magaalada wuu baabbi'in doonaa. Laakiin wuxuu wiilashuu soddogga u ahaa ula ekaaday sidii mid ku cayaaraya.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 19

arki Bilowgii 19:14 macnaha guud