Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 17:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo axdigayga waxaan ku adkayn doonaa dhexdeenna iyo farcankaaga kaa dambeeyaba, tan iyo qarniyadooda oo dhan, waana axdi weligiis waara, kaas oo ah inaan adiga Ilaah kuu noqdo iyo farcankaaga kaa dambeeya.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 17

arki Bilowgii 17:7 macnaha guud