Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 17:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ibraahim wuxuu kaxaystay wiilkiisii Ismaaciil, iyo intii gurigiisa ku dhalatay oo dhan, iyo kuwii lacagtiisa lagu iibsaday oo dhan, kulli intii labayd oo ka midka ahayd dadkii guriga Ibraahim joogay, oo isla maalintaas ayuu ka guday buuryadoodii sidii Ilaah ku yidhi isaga.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 17

arki Bilowgii 17:23 macnaha guud