Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 16:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo malaa'igtii waxay ku tidhi, Haagaar, midiidintii Saaray, xaggee baad ka timid? Xaggee baadse ku socotaa? Oo waxay ku tidhi, Murwadayda Saaray baan ka cararayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 16

arki Bilowgii 16:8 macnaha guud