Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaahna wuxuu yidhi, Dhulku ha soo bixiyo doog, iyo geedo yaryar oo iniino dhala, iyo geedo waaweyn oo midho caynkooda ah dhala, oo iniinahoodu ku dhex jiraan, oo dhulka ku kor yaal; sidaasayna ahaatay.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 1

arki Bilowgii 1:11 macnaha guud